qiyaasidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qiyaas³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qiyaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(dii.) Qayb ka mid ah tiirarka sharciga Islaamka oo la adeegsado marka arrin la xukumayo laga waayo quraanka, xaddiiska iyo ijmaaca.1. Cabbirka xag mug, dherer iyo culays ee wax leeyahay. 2. Oddoros; male.1. Mugga culayska, iyo dhererka ee wax leeyahay cabbirid. 2. Wax oddorosid. 3. Ku q.: wax in ay wax kale la egyihiin iyo in kale ku eegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00