qool
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-lal, m.l)
Macnaha:
- 1. Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro. 2. Ul weyn. 3. Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.
- 1. Suun ama xarig siriq u samayn. 2. Cid khayaameyn.

