qoyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qoy.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qoy

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-yay, -yday)

Macnaha:

  1. Wax qoyaan gaarsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur