quble

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. ld qoble. Roob muddo dheer da'a oo aan biyo badan lahayn. 2. Neef lab oo la dhufaanay; mallooli. 3. Neef aad u caato ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qoble

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Roob muddo dheer da'a oo aan biyo dhigin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur