qulaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-aammo/-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Weel naas ama ib leh oo dadka aan wax cabbi karin wax lagu cabsiiyo. 2. Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wiil ku sawiranyahay oo u dhexeeya raanida iyo tobonlaha.