qurxan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld quruxsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

quruxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax qurux leh ahaansho. ld qurxan, qurxoon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur