rasuul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (rusuul, m.dh) (dii.) Nabi Ilaahay ku amray inuu cid kale gaarsiiyo waxyi loo soo dhiibay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur