rogid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rog. ld rogis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rog

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Macnaha:

  1. 1. Wax afka ama dhinaca korreeya u hoos marin; genbiyid; geddiyid. 2. Ka r.: ka qaadid; ka faydid. 3. Ka r.: alaab meel saaran ka dejin; ka wareejin. 4. Ku r.: ku daboolid; korka ka saarid; ku xirid. 5. Dib ugu laabid. 6. U r.: af af kale ku fasirid, ku tarjiumid. 7. Xoolo jaho foolkoodu aaddanaa jaho kale u jeedin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rogis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld rogid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur