Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg rogo. ld rogad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-gtay, -gatay)
Macnaha:
1. Wax dhiniciisa sarreeya hoos marsasho. 2. Qof la legday oo laga sarreeyo qofkii legday geddisasho. 3. Ka r.: alaab gaadiid saaran ka degsasho. 4. Ku r.: wax, wax qarin karo ku gambisasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur