safad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Qufad yar oo qurxoon aaburna leh oo caw ka samaysan waxna lagu rito. 2. ld safasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

safasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg safo. ld safad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur