salaaxid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg salaax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

salaax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax wanaagsan. 2. Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mariyo. 3. Dhismo dhammaaday oo dusha laga simay. 4. S. ah: dhulbeereed aan geedo lahayn oo muddo la beerayey.
  2. 1. Wax xoo-daamin. 2. Derbi la dhisay dusha ka simid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur