salli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Duco gaar ah oo Muslimiintu Nabiga ugu duceeyaan. 2. Gogol yar oo lagu tukada. 3. Derin yar.
  2. Ku s.: Muslimiin, duco gaar ah Nabiga ugu ducayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur