sarar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Derin caws ka samaysan oo aan toban kabood ka bad-nayn.
  2. Feeraha intooda hoose oo saracda xigta iyo hilibka saaran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur