sarreen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Badar iniino yaryar oo bariis u eg leh adduunka oo dhanna laga cuno, marka la shiidana bur noqda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur