daqiiqQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:1. Wax kasta oo aad loo shiido; budo. 2. Sarreen aad loo shiiday; bur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
budoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Wax aad loo daqiiqay oo bito laga dhigay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
burQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Budo cad oo rootiga, malawaxa iwm laga samaysto. 2. Taag ciid. 3. Cad yar (ciid, soor, sonkor iwm). 4. Hal geed oo caws ah oo bahalladda yaryar galaan. 5. Abur; xoor.Ul culus, toosan, madax buuran leh oo hub ahaan loo qaato; qool; garruun. ld bud¹.Biyo aad u karkarid.1. Weyso gadmid. 2. Dheri dhooba ah kala jabid. 3. Xeer jiray baabbi'id. 4. Markhaati beenoobid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0