bariisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Geed cawseed dalagga la beerto ka mid ah dhala iniinyo yaryar oo kuwa sarreenka ka yar oo la cuno marka la karsho. ld bariid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bariidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld bariis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0