seebiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld seeb².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
seebQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:Qori dheer oo afka hore u ballaaran oo bedenada iyo huuriyada lagu wado.Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld seebi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0