seeb

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bab, m.l)

Macnaha:

  1. Qori dheer oo afka hore u ballaaran oo bedenada iyo huuriyada lagu wado.
  2. Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld seebi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

seebi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld seeb².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur