baay

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Saamiga uu meeriska goobo kasta la sameeyo dhexroorka goobada. Seebid ahaan waxay le'egtahay, 3.14159. waa tiro ka sarreysa garashada qiimaheeda dhabta ah lama qori karo haseyeeshee waa la cabbiri karaa ilaa heer saxnimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur