ummad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Dad meel wada deggan oo dhaqan iyo dhaqaale wadaag ah. 2. Dad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyow, m.l)

Macnaha:

  1. Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.
  2. ld ded¹ (1).
  3. ld ded².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur