sharrib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Jarrib; tijaabo; holis; baxnaanis. ld shirrab¹.
  2. 1. Wax qabashadooda isku dayid. 2. Wax tijaabin. ld shirrab².

tijaabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jitaabo.

holis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld holid.

baxnaanis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baxnaanin.

shirrab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld sharrib¹.
  2. ld sharrib².