sal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Jirrid, gun. 2. Marka la fadhiyo meesha dhulka la dhigo, bari.
  2. 1. (nax.) Qaybta ereyga ee aan laga sii yarayn karin, kaddib marka laga gooyo dibkabayaasha, dhammaadyada iwm waa qaybta xambaaarsan micnaha aasaasiga ah ee ereyga (tus.: cun, fur, bar). 2. (xis.) Dhinaca hoose ee shaxan sallax ah ama wejiga hoose ee shaxan adke ah.
  3. 1. Hilib saafid. 2. Biyo ku oon beelid. ld sol.

sol

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-olay, -oshay)

Macnaha:

  1. 1. Hilib iyadoo aan weel iyo biyo la isticmaalin dab ku bislayn. 2. Biyo ku harraad-belid. ld sal³.