sheegasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sheego. ld sheegad.

sheego

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. 1. Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho. 2. Wax aan la ahayn ama la lahayn isku tilmaamid.

sheegad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld sheegasho.