shucuur

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. Dareen; qiiro.

dareen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed. 2. War dhiilo leh. 3. Tuhun; shaki.
  2. 1. Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho. 2. Wax tuhmid.

qiiro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen ficiltan ku jira oo dadka ku dhasha.