dareenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed. 2. War dhiilo leh. 3. Tuhun; shaki.1. Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho. 2. Wax tuhmid.+Ku dar▲0▼0
tuhunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Shaki; male; bidaal; dareen.Ku t.: fal inuu dhacay malayn.▲0▼0
shakiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dareen qofka ku dhaliya inuu wax xaqiiqdiisa sugiwaayo.Wax xaqiiqdooda sugi waayid.▲0▼0