sukulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld shukul¹.ld shukul².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shukulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Tumidda badar kal iyo mooye lagu tumo si isha looga bixiyo. ld sukul¹.1. Wax sukuliye ku tumid. 2. Badar si isha looga bixiyo aayar tumid. 3. Digir duban qob ka qaadid. ld sukul².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0