siyaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (jool.) Ereyga loo isticmaalay si loogu garto dhadhaabaha khafiifka ah oogada dhulka, oo uu ka mid yahay garanaytka qaaradaha hoostooda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur