sokorQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhacaan aad u macaan oo geedka qasabka laga miiro, oo inta la farsameeyo laga dhigo budo badanaa cadcad oo wax lagu macaansado. ld son-kor.