soofeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-fayaal, m.l/dh)Macnaha:Qalab bir ka samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0