soonqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad oo u dhexeysa soondheere iyo soonfur lana soomo.