taabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg taab². ld taab¹ (4).Lamidka: taabSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
taabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bab, m.l) Macnaha:1. Xargo isweydaarsan oo gadawga wadaanta iyo dhiilaha loo yeelo si markay buuxaan loogu qaado. 2. Agagaarka guriga. 3. Ubaxa ka soo baxa geedka digirta inta uusan miro yeelan. 4. ld taabid.1. Wax xoog ku qabasho. 2. Wax fur ku adkayn.Lamidka: taabidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00