taahidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg taah². Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
taahQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cod tabar yar oo aan kala soocnayn oo qofka buka ka soo baxa.Taah samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0