taah

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cod tabar yar oo aan kala soocnayn oo qofka buka ka soo baxa.
  2. Taah samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur