taariikh
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Laan cilmi bulshadeedka ka mid ah oo lagu barto dhacdooyinka. 2. Goorta wax abuurmeen ama dheceen. 3. Sanadka, bisha, iyo maalintu inta ay joogaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

