tacab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hantida xoogsiga ku timaadda. 2. Hawl; xoogsi; shaqo. 3. ld tacdbid.
- 1. (f.g) Beer dalag ka soo saarid. 2. (f.g) Hawl faa'iido ka helid. 3. (f.mg) Ku t.: qof maalgelin si noloshiisa loo hagaajiyo. ld tabac².

