tarroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Laba laamood oo isku dheggan halka ay ka farcamaan. 2. ld darro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
darroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar. ld tarro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0