darroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar. ld tarro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
malaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Salaaxidda dhoobo, shamiito, nuurad iwm ee derbi lagu sameeynayo la salaaxo.1. Dhoobo gaar ah oo madaxa la marsado si ay tiinta u caseeyso; xaraar; tarro. 2. Tin aad u jilicsan.Wax, wax kale sida dhoobo iwm si wanaagsan ugu dhoobid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xaraarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoydo habeenkii. 2. ld tarro. Dhagax-nuuradeed.1. Dhadhan aan macayn. 2. Wallac. ld kharaar.Haweeney wallicid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
tarroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Laba laamood oo isku dheggan halka ay ka farcamaan. 2. ld darro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0