tiraabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg tiraab³. ld tiraab¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
tiraabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Erey, hadal ama dhawaaq afka ka soo baxay. 2. ld tiraabid.(nax.) Hadal aan qornayn (eeg af tiraab).Hadlid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00