tiraab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Erey, hadal ama dhawaaq afka ka soo baxay. 2. ld tiraabid.
  2. (nax.) Hadal aan qornayn (eeg af tiraab).
  3. Hadlid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hadlid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hadal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tiraabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tiraab³. ld tiraab¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur