dheh

Qaabnax: Fal Gudbe/Labagudbe1 | Verb Transitive/Bitransitive1

Macnaha:

  1. (yiri, tiri/dhahay, dhahday; dhihi) Wax ku tiraabid; sheegid.

sheegid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sheeg.