tubid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tub³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tub

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-bo, m.l)

Macnaha:

  1. Dhabbe; waddo.
  2. (c.fal.) Jidka ay maraan walxaha samaddu marka ay dulalaatiga dhex jiirayaan iyadoo loo fiirinayo bar la doortay. Tubta dhulku waa jidka uu maro dhulku marka uu ku meereysanayo qorraxda.
  3. Wax badan meel isugu keenid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur