tuur

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax gacanta ku gamid. 2. (f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.
  2. 1. Timaha madaxa oo inta la daayo in yar kor u dheeraada. 2. Wax meel ta tuuray qaabkiisa. ld tuul¹.
  3. 1. Kurus. 2. Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yeesho.
  4. Wax meel tubid. ld tuul².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kurus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Cad baruur ah oo weyn oo geela dhabarkiisa ka baxa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tuul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tuur¹.
  2. ld tuur³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur