udo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Saxaro. 2. Cudur geela dhabxanagga kaga dhaca.

Lamidka: saxaro

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saxaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cuntada dadku cuno inteeda oogadu nacdo oo ka soo baxda futada; xaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur