uubo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld uub.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

uub

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-bo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Carun ka yimaad xubinta taranka ee nafley dhashay. 2. (-bo, m.l) God dhuuban oo hoos u dheer.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur