uunsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax uunsi lagu shiday ahaansho. 2. Wax la uumiyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur