waax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybiyey meeshood; rubuc, rubi. Tus. “Hasha la qaley waax iga sii”. 2. Qaybaha waaweyn ee kala duwan ee hay'ad maamul u qaybsantahay middood.