ina
Qaabnax: mu.dhm.ly
Macnaha:
- Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koobaad ee wadarta ah, oo aan kuwa lala hadlayaa ku jirin. Tus.: “Ninku waa ina wada arkay ee maxaynu samaynaa?” ld inna³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

