iyaga

Qaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent

Macnaha:

  1. Magacuyaal tilmaama qofka saddexaad ee wadarta ah (kuwa laga hadlayo ama wax laga qorayo). ld iya².

iya

Qaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent

Macnaha:

  1. ld iyada.
  2. ld iyaga.