warqab

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bay, -btay)

Macnaha:

  1. 1. Ka w.: wax xaaladda ay ku sugan yihiin ogaasho. 2. Ka w.: cid dhaqaalayn ama daryeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur