waxayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waxee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waxee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-xeeyay, -xaysay)

Macnaha:

  1. Wax hagaajin; samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur